Wararkii ugu dambeeyey xiisada Dhuusamareeb & Taliska Booliska oo ka hadlay

Taliska Booliska degmada Dhuusamareeb ayaa faahfaahin ka bixiyay rasaas xalay la sheegay in lagu riday guriga uu degan yahay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Sheekir Cali Xassan. Taliyaha Booliska degmada Dhuusa-Mareeb Cabdullaahi Xassan Macalin ayaa sheegay in wax sidaa u sii weyn aysan aheyn rasaasta la sheegay ka dhacday degmada, islamarkaana xaaladu degan tahay. Waxaa … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey xiisada Dhuusamareeb & Taliska Booliska oo ka hadlay